“Waan ku farax sanahay barnaamijka Caafimaadka bulshadda oo socday 27 Sanno…”

0
437

Boorama (HP): Marwo Xaliimo Cumar, oo ku magac dheer Xaliimo Biritish, oo ka mid ah qurbe joogta reer Somaliland ayaa soo dhawaysay horumarka laga sameeyay caafimaadka dalka.

Waxaanay sheegtay Xaliimo British, in barnaamijka caafimaadka bulshadda uu soo socday muddo todoba iyo labaatan sanadood ah.

Xaliimo British, waxay sidan ka sheegtay hadal ay ka jeedisay xaflad maanta lagu qabtay magaaladda Boorama oo lagu daah-furayay Barnaamijka Caafimaadka Bulshada.

DAAWO: Hadalka Xaliimo British:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY