“Waa jibaadka Wasaaradda sidii Dastuurka loo bari lahaa bulshada…”

0
287

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, iyo arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa sheegay in ay masuuliyadi ka saaran tahay sidii bulshadda loo bari lahaa dastuurka iyo wadaniyadda.

Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, waxa uu tilmaamay in waa jibaadka wasaaradda ayey ka mid tahay sidii Dastuurka iyo Waddaniyada loo bari lahaa qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Si ay dadkeenu u noqdaan kuwo faham buuxa ka haysta shuruucda, iyo xeerarka dalka, isla markaana ilaaliya ku dhaqanka iyo waajibaadka qawaaniinta dalka.

DAAWO: Wasiirka Dastuurka Oo Arrimahaa Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here