Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL oo Ka hadlay Shir Ay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya Ku Wada Yeeheen Diri Dhaba.

0
738

Hargeysa(HargeisaPress)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Nuux Ismaaciil taani ayaa faah faahin ka bixiyay shir arimaha abniga khuseeya oo saraakiisha ciidamada itoobiya ay kuwada yeesheen magaalada Diri dhaba ee dalka itoobiya

Taliye Nuux oo ay weheliyaan qaarkamid hogaanada ciidamada jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegay in ay dawlada itoobiya ka wada hadleen sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen arimaha tahriibka,nabadgalayada labada iyo iskaashiga dhinaca la ladagaalana argagixisada geeska.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here