Hargaysa (HP): Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa farriin u diray xisbiyada mucaaridka iyo Madax dhaqameedka dalka.
Suldaanka ayaa kula dar-daarmay hogaanka asxaabta iyo madax dhaqameedka inay ka shaqeeyaan arrimaha bulshada isku soo dhawaynaya.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.