Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada, Eedaymo Kulul-na Usoo Jeediyey Xukuumadda Siilaanyo Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

0
1040

Hargeysa,(HargeisaPress) —Suldaanka guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay qabsoomida doorashada madaxtooyada somaliland oo  wakhtigii ay dhaci lahayd muran ka taagan yahay.

Waxaana uu sidoo kale Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir eedaymo kulul usoo jeediyey xukuumadda madaxwayne Siilaanyo isaga oo ku eedeeyey inaanay xukuumaddu wax gurmad ah u fidin dadkaasi ay abaartu halakaysay.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here