“SSC maahee waa cawsle muusaysan Xamar na waa laga”….

0
1198

Hargaysa (Hargrisa Press): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen, ayaa Soomaaliya ku eedeeyay in ay ku mashuuqlsan yihiin sidii ay u wiiqi lahaayeen qarannimadda iyo dswladnimadda jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanu sheegay in jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay degmadda Buuhoodle ay dabadda ka riixayso dawladda Muqdisho.

Guddoomiyaha UCID waxa uu sidan ka sheegay khudbad uu maanta ka jeediyay munaasibad loo qabtay dufcadii 17aad ee ka qalin jebiyay jaamacadda Hargaysa.
Geesta kale Eng. Faysal, ayaa amaanay ciidamadda amaanka Somaliland oo uu ku tilmaamay in ay buuxiyeen kaalintoodii ilaalinta nabadgeliyadda.

Daawo: Khudbadii Eng. Faysal:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here