SONSAF oo War Ka Soo Saartay Qodobadii Ay Kawada Hadleen Madaxweyne Biixi

0
1294

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha ururada aan dowliga ahayn ee Sonsaf Anwar Cabdiraxmaan Warsame ayaa waxaa uu ka hadley kulankii ay shalay la yeesheen Madaxweynaha Somaliland.

Guddoomiyaha Sonsaf ayaa sheegay in ay madaxweynaha kala hadleen arinta kootada Haweenka iyo dadka laga tirada badan yahay, lacagta lagu xidhay murashaxiinta u tartamaysa goleyaasha deegaanka iyo Wakiilada iyo arinta madaxbanaanida saxaafada.

LEAVE A REPLY