Siyaasi Khaalid Cabdilaahi Falaago oo Shaaciyay In Uu U Taagan Yahay Tartanka Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

0
1343

Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Khaalid Cabdilaahi Falaago ayaa shaaciyay inuu yahay murashax u tartamaya xildhibaanimada golaha deegaanka ee Caasimada Hargeysa.

Khaalid Cabdilaahi Falaago ayaa ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Dhawaaqa kasoo baxey, Siyaasi Khaalid Cabdilaahi Falaago ee ku wajahan murashaxnimada golaha deefaanka Hargeysa ayaa noqotay mid ay siweyn u soo dhaweeyeen xisbiga Waddani iyo shacbka magaalada Hargeysa.

Siyaasi Khaalid Cabdilaahi Falaago ayaa  ka mid ahaa siyaasiyiintii dhidibada u taagay xisbiga Waddani, isagoona xisbiga ka mid ahaa tan iyo markii la aasaasay.

Khaalid Cabdilaahi Falaago ayaa sheegay in uu ka qayb qaato horumarka caasimada Hargeysa.

Waxaanu uu timaamay in caasimada Hargeysa ay u baahan tahay goledeegaan oo horumar gaadhsiiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here