Hargeysa, (HargeisaPress) —Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo ah wiil naafo ka ah indhaha iyo gacmaha oo ku naafoobay miino isagoo yar kula qaraxday miyiga magaalada Caynaba ee gobolka Saraar, ayaa kaalin muhiim ah ka galay xubnaha ku guulaystay imtixaanka shaqo qaran ee ay xukuumadda Somaliland dhawaan bilawday ee loo tartamay, isagoo aqoon heer jaamacadeed ah leh wakhtigan.
Ninkan dhalinyarada ah ee gacmaha naafada ka ah, oo ka warramay heerarkiisa waxbarasho iyo guushan shaqo ee uu hadda gaadhay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ka Daawo.
https://youtu.be/uBTqD28ygkE