Somaliland: Wasiir Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Maanta

0
530

Hargaysa (HP): Wasiirka xannaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumeysiga Somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa ka hadlay bannaan bixii ay maanta magaaladda Hargaysa ka dhigeen asxaabta mucaaridku.
Waxaanu wasiir Siciid Sulub Maxamed, xisbiyadda mucaaradka ah ugu baaqay in aanay mahlako gelinin mustaqbalka carruurta ay mudaharaadka ku soo abaabulayaan.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here