Laascanood,(HargeisaPress) —Wefti ka kooban wasiir kuxigeeka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Sahal Mohamed Jama iyo Maareeyaha haayada wadooyinka iyo xubno kale oo xukuumada ka tirsan ayaa gaadhay magaalada laascaanood ee gobbolka sool
Masuuiyiinta ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha goboka sool iyagoo ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan