Berbera (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda maaliyadda ayaa magaaladda Berbera ka daah-furay nidaamka cadaynta cashuurta badeecadaha ka soo degaya dekadda Berbera, taasoo loo dejiyay nidaam casri ah.
Munaasibadii lagu daah-furayay barnaamijkaasi waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin iyo saraakiil ka socday wasaaradda maaliyadda, maamulka gobolka Saaxil, ka degmadda Berbera iyo masuuliyiin ka socday shirkadda DP World.
Halkan Ka Daawo Warkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.