Sheekh Mustafe oo Soo Bandhigay Faa’idooyinka Soonka iyo Sirta Caafimaad Ee Ku Jira

0
2828

Hargeisa (Hargeisa Press)- Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Waawayn ee Soomaalida, ayaa soo Bandhigay Faa’iidooyinka Balaadhan ee ku jira Soonka, iyo Sirta Caafimaad, Iyadoo Nin u dhashay dalka Japan oo dhowaan Bilad ku helay in Cuntada laga soomo, Daraasad uu ka sameeyay.

“Soonku waa mid kamid ah shanta tiir ee lagu dhisay Diinta Suuban ee Islaamka, waana waajib aan gudushadiisu u baahanay inuu qofku leeyhay awood dhaqaale, Wuxuuna ku Waajibay Qofka Muslimka ah, ee Qaangaadhka ah,  Islamarkaana uu garaadkiisu dhan yahay.

Waa inuu Qofku Niyeysto inta habeennimo, inuu gudanayo Soonka, waana in la cusbooneysiiyo habeen walba Niyadda, Sidoo kale waa inuu In uu ka dhowr-sado dhammaan waxyaabaha wax afuriya, laga billaaboo dhaslahada Fajarka Subixii illaa Qorraxdu dhado”.

Hoos ka daawo muuqaalka 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here