Sheekh: Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Shil Baabuur

0
1228

Sheekh (HP): Laba ruux ayaa ku geeriyooday kuwo kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo maanta ka dhacay meel u dhaw degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil.
Shilka ayaa ka dhacay meesha loo yaqaano Kalasharka oo u dhexeeya magaalooyinka Burco iyo Sheekh.
Dadka dhaawacmay ayaa lagu soo waramayaa in qaarkood uu dhawacoodu culus yahay.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here