Berbera (Hargeisapress)- Shaqaalaha muruq-maalka ee ka hawl gala dhismaha Dekeda cusub ee magaalada Berbera ayaa maanta sameeyay banaanbax ay kaga cabanayaan Shaqaale Ajaanib ah oo ka qaaday shaqadii ay qaban lahaayeen.
Dhinaca kale, Shaqaalahan muruqmaalka ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin iyagoona socod dheer ku soo maray halka uu ka socdo dhismaha dekeda cusub ee Berbera iyo Xafiiska Badhasaabka gobolka Saaxil.
WARIYE: XAMSE JIRDE
HARGEISA PRESS.COM
OFFICE HARGEISA