Sanaag: Kalluumaysatada Degmadda Xiis Oo Qalab Lagu Wareejiyay

0
271

Xiis (HP): Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha, iyo Kalluumaysiga Somaliland ayaa Kalluumaysatada degmada Xiis, ee gobolka Sanaag ku wareejiyay qalab Kalluumaysi.

Wasiir Siciid Sulub Maxamed, oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag ayaa qalab kala duwan oo dhamaystiran oo Kalluumaysi ku wareejiyay gudoonsiiyay Kalluumaysatadda degmadda Xiis.

HALKAN KA DAAWO WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here