Qorshe-hawleedka Wasaaradda Shaqo Gelinta Oo Laga Daah-furay Ceerigaabo

0
314

Ceerigaabo (HP): Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa maanta magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ka daah-furtay qorshe hawleedka wasaaradaasi ee shanta sanadood ee soo socda.
Waxaana barnaamijkaasi si rasmi ah u daah-furay wasiirka wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali, oo ay wehelinayeen agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here