Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga Isbedelka Cimiladda Somaliland

0
807

Hargeysa (Hargeisa Press)- Shirkii heer qaran ee wadatashiga Isbedelka cimiladda Somaliland oo laba maalmood ka socday magaaladda Hargeysa, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gaba-gabeeyay.

Waxaana shirkaasi soo xidhay wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare.

Gebagebadda shirkaasi, ayaa laga soo saaray 13 qodob oo loo arkay xalka wax ka qabashadda dhibaatadda iyo saamaynta ka dhalatay isbedelka cimiladda.

Geesta kale, agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL Maxamed Cabdilaahi Ducaale, ayaa Akhriyey 13 Qodob ee ka soo Baxay Shirkii Wadatashiga Isbedelka Cimilada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here