Odayaal iyo Waxgarad Muqdisho Jooga oo Baaq Culus U Diray Madaxweynaha Somaliland

0
2001

Muqdisho (Hargeisa Press)- Xubno ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Odayaasha magaalada Muqdisho ayaa  fariin culus u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Madax-dhaqameedka iyo Odayaasha Muqdisho ayaa ugu baaqay Madaxweyne Biixi in uu sii daayo mulkiilaha Astaan Tv Cabdimanaan Yuusuf Maxamed.

Waxay sheegeen in cadaalad daro uu ku xidhanyahay mulkiilaha Astaan oo aanu jirin dembi uu galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here