HARGEISA , (HargeisaPress) — Suldaan Xasan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ah suldaanka guud ee subeer Awal oo qudbad ka soo jeediyay madal ay isku yimaadeen manta salaadiinta iyo cuqaasha subeer awal isla markaana ay kaga taashanayeen suldaan dhawaan lagu caleemo saaray magaalada hargeysa ayaa waxa uu sheegay inay saaxada ka baxayso cidii ka danbaysay duulaan sandaladda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa