Muuqaal: Degmada Widhiwidh Waa u diyaar Kaadhka Codbixinta”Xildhibaan C/Raxmaan Cumar faarax Budeeye

0
1040
Widhwidh, (HargeisaPress) — Xildhibaan C/Raxmaan Cumar faarax Budeeye oo ka tirsan Golaha guurtiga Somaliland kana soo jeeda Degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle ayaa ka dib socdaal uu dhowaan kaga soo laabtay degmadaasi waxa uu ugu baaqay Gudiga doorashooyinka qaranka inay kaadhka codbixinta geeyaan Degmadasi oo ay dadweynaheedu diyaar u yihiin qaadashada kaadhkaasi.

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here