Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Laashay Xeernidaamiye Wasaaradda Waxbarashadu Dugsiyada gaarka ah ku riixday

0
1036

Hargeysa(HargeisaPress)- Maxkamada Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland ahna Maxkamadda dastuuriga ee Somaliland, ayaa qaraar kasoo saartay xeernidaamiye ay soo saartay wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska oo khilaaf ka dhex abuurtay dugsiyada gaarka ah iyo Wasaaradda.

Sidoo Maxkamada sare, ayaa laashay xeernidaamiyaha Wasaaradda waxbarashadda, iyadoo amar ku bixisay in aan la dhaqan-gelin karin xeerkan illaa lasaxo.

Maxkamadda sare ee jamhuuriyada Somaliland oo tix raacaysa go,aankii golaha guurtida ,golaha wakiilada iyo faaqidadii sharci ee ururka qareenada Somaliland ayaa soo saartay qaraarkan Halkan hoose ku xusan.

HALKAN KA AKHRI QARAARKA KASOO BAXAY MAXKAMADA SARE EE JSL:

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here