Hargeisa (Hargeisapress)- 19-kii maxbuus ee Madaxweyne Muuse Biixi cafiska u fidiyay ee muddo 9 sanno ah ku xidhnaa jeelka weyn ee magaalada Hargeysa, islamarkaana laga soo wareejiyey jeel ku yaala dalka Seychelles, ayaa maanta u ambo baxay dalkoodii Hooyo ee Soomaaliya.
WARIYE: XAMSE JIRDE
HARGEISA PRESS.COM
OFFICE HARGEISA