Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Maalgelinta Dekadaha Gobolka

0
1115

Djibouti, (HargeisaPress) — Madaxweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle,  ayaa  sheegay in ay soo dhawaynayaan horumar lagu sameeyo dekadaha dalalka gobolka Geeska Afrika

Waxaanu tilmaamay in aanay ka masuugaynin horumar lagu sameeyo dekadaha gobolka sida Casab, Berbera ama Kismaayo, isla markaana ay u arkaan tartan ganacsi oo xor ah.

Madaxweyne Geelle, oo waraysi uu la yeeshay telefishanka BBC Soomaali, waxa kaloo uu ka hadlay arrimaha isbedelka siyaasadeed ee Geeska Afrika, colaadii u dhaxaysay dalkiisa iyo Ereteriya iyo arrimo.

Halkan Ka Daawo Waraysigaasi:

Hargeisa press.com/Hargaysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here