Maayarka Hargaysa Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Nadaafadda

0
681

Hargaysa (HP): Maayarka caasimadda Hargaysa ayaa amar ku siiyay shirkadaha ka shaqeeya nadiifinta qashinka ee magaaladda.
Waxaanu ugu baaqay shirkadaha in ay gebi ahaanba suuqyadda magaaladda ka nadiifiyaan hadhaaga qashinka.


Sidoo kale maayarka ayaa balan qaaday in ay shirkadaha gacan ka siinayaan meheradaha diidda in ay bixiyaan lacagta khidmada ah ee ay ka qaataan shirkadaha qashinku.
C/raxmaan Maxamuud Caydiid (soltelco), waxa uu sidan ka sheegay kulan uu xafiiskiisa kula yeeshay shirkadaha ka shaqeeya nadiifinta qashinka ee caasimadda.
Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here