Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group oo dhiirigaliyay ganacsiga iyo shaqo abuurka

0
258

Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashid Mohamed siciid Duale ayaa dhiirigaliyay ganacsiga iyo shaqo abuurka.

Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale Ayaa ka qayb galay xadhig ka jarka Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag oo laga hirgeliyey badhtamaha suuqa Hargeysa.

Suuqan Cusub ayaa ah mid waxbadan ku soo kordhin doona suuqyadii hore ee Caasimada Hargeysa iyo adeega arrimaha bulshada ee casriga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here