Borama,(HargeisaPress)- Komishanka Heer Qaran ee Xakammaynta Xannuunka HIV/AIDS ee Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLNAC (Somaliland National AIDS Commission), ayaa deeq raashin ah guddoonsiiyey dadka la nool xanuunkaas ee ku dhaqan magaalada Borama ee Gobolka Awdal.