Jabuuti oo Agab Caafimaad Soo Gaadhsiiyay Somaliland

0
829

Hargaysa (HP): Waxaa maanta Somaliland soo gaadhay caawimo qalab caafimaad ah oo ay dawladda Jabuuti u soo dirtay.

Agabkaasi caafimaad oo ah qalabka lagaga gaashaanto caabuqa Covid-19 waxaa loo soo dhiibay wakiilka Somaliland u jooga dalka Jabuuti.

Qalabkaasi oo ay siday diyaarad ka soo qaaday Jabuuti waxaa garoonka diyaaradaha Hargaysa kula wareegay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland.

DAAWO: WARKAASI:

LEAVE A REPLY