Hargaysa: Wasaaradda Deegaanka JSL Oo Tababar U Qabatay Xubno Ka Tirsan D/Hoose

0
220

Hargaysa (HP): Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada JSL ayaa tababar u furay xubno kala duwan oo kala socday dawlada hoose Hargeysa, iyo gudiyada xaafada Caasimada Hargaysa qaarkood.

Tababarkan oo laba cisho socday ayaa lagu baranaayey sidii Deegaanka loo Ilaalin lahaa iyadoo layskaashanaayo.

Kaa soo Qaybgalayaasha ayaa iyaguna Dhankooda soo Dhoweeyey iskaashiga wada shaqeynta wasaaradda Deegaanka iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada caasimada.

Waxaana tababarkaasi furay agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka Cimiladda JSL, oo ay wehelinayeen masuuliyiin kale oo wasaaradaasi ka tirsan.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here