HAMBALYO MEHER WACAN: Xamse Axmed Cali iyo Safa Cabdilaahi Aadan (Cabdilaahi guray)

0
1143

HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Xamse Axmed Cali iyo Safa Cabdilaahi Aadan (Cabdilaahi guray) 0o shalay Meherkoodu Ka Dhacay Maansoor hotel   Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

…………………………………………………….……

Jirde Dhimbiil Seerar, Xaaskiisa,Yusuf Axmed Sandoon, Xaaskiisa, Maxamuud JamacQoofal, Axmed Jamac Qoofal, Cabdiraxmaan Jamac Qoofal, Mustafe Saqadhi, Kaltuun Saqadhi, Salaan, Saynab Ifraax , Xaliimo, Cabdicasiis iyo Dhamaan Reer Aadan Yusuf Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Xamse Axmed Cali iyo Safa Cabdilaahi Aadan (Cabdilaahi guray) 0o shalay Meherkoodu Ka Dhacay Maansoor hotel   Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here