HAMBALYO MEHER WACAN: Xamse Axmed Cali iyo Safa Cabdilaahi Aadan (Cabdilaahi guray)

0
1234

HargeisaPress โ€” Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Xamse Axmed Cali iyo Safa Cabdilaahi Aadan (Cabdilaahi guray) 0o shalay Meherkoodu Ka Dhacay Maansoor hotel ย  Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiinโ€ฆโ€ฆโ€ฆAammiinโ€ฆโ€ฆ.Aammiinโ€ฆAllaah ha aqbalo.

โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ.โ€ฆโ€ฆ

Jirde Dhimbiil Seerar, Xaaskiisa,Yusuf Axmed Sandoon, Xaaskiisa, Maxamuud JamacQoofal, Axmed Jamac Qoofal, Cabdiraxmaan Jamac Qoofal, Mustafe Saqadhi, Kaltuun Saqadhi, Salaan, Saynab Ifraax , Xaliimo, Cabdicasiis iyo Dhamaan Reer Aadan Yusuf Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Xamse Axmed Cali iyo Safa Cabdilaahi Aadan (Cabdilaahi guray) 0o shalay Meherkoodu Ka Dhacay Maansoor hotel ย  Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiinโ€ฆโ€ฆโ€ฆAammiinโ€ฆโ€ฆ.Aammiinโ€ฆAllaah ha aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here