Hambalyo Meher: Eng Abdirisak Itaqile iyo Hibo Ismail Daahir + SAWIRRO

0
1359

HargeisaPress —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Hambalyo Meher:  Eng Abdirisak Itaqile iyo Hibo Ismail Daahir oo meherkoodu ka qabsoomay hoolka Green Plaza Summer Time ee Hargeysa 14/11/2016. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

 

huuu

eng abdiriska

hammm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here