HAMBALYO AROOS: Masuuliyiinta iyo Shaqaale Madaxtooyadda Somaliland Oo Hambalyo U diraya Cali Axmed Cali Iyo Shaadiya Cabdiladiif

0
1193

Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiir ku xigeenka Madaxtooyada, Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdulle, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Geydh), Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md, Xuseen Aadan Cige (Deyr), Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Md, Saacid Cabdi Ciise, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada JSL Md, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Kaydka, Md. Axmed Jaamac Ismaaciil, Xoghaynta Marwada Qaranka Marwo Sabaax Cali Diiriye, Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafadda Madaxtooyada, Md. Naasir Yuusuf Daahir, Xoghayaha labaad ee Xafiiska Madaxweynaha Md. Mawliid Xaashi Maxamuud, Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdirisaaq Xaaji Ciise, Agaasimaha Xafiiska Technology-yada, Cabdiraxmaan Faarax Xasan, Md. Maxamed Ismaaciil Ogsiiye, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Hodan Axmed Jaamac, Xamda Cumar Cabdi, Axmed Jaamac, Najax Maxamed Siciid, Mahad Cabdoo Cumar, Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim,Cabdikariin Xuseen Warsame (Maloosh) Saddam Maxamed Axmed, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Axmed, Xasan Ibraahim Axmed, Abokor Axmed Cigaal, Cabdishakuur Maxmauud Gahayr iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Aroos u dirayaan Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland, Cali Axmed Cali Iyo Shaadiya  Cabdiladiif Cabdilaahi X. Gamgam Oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan green palace hotel Habeenimadii Jimcaha ee taariikhdu ahayd 15/12/2016.

Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here