HELSINKI — Samia Muse oo ah haweenay reer Somaliland oo degan Dalka Finland ayaa ka mida noqtay Musharaxiinta u tartamaya doorashada Golaha Degaanka ee Helsinki ee Wadanaka Finland Bisha April 2017.
Samai Muse Waxay tartan adag ugu jirtaa doorashada golaha deegaanka ee wadankaasi ka dhicidoonta horaanta 2017ka waxaanay luqadaha english ka arabic iyo somaliga ku soo ban dhigtay qorsheheeda wax qabad madal il yartu isqabatay oo ay hadal ka jeedisay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa