“Haddii cid ka dambaysay is-casilaaddayda waa labada xisbi mucaarad…”

0
507

Hargaysa (HP): Guddoomiyihii komishanka doorashooyinka qaranka ee Somaliland C/rashiid Riyo-raac, ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii iyo xubinnimadii komishanka.
C/rashiid Riyo-raac, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa, ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta keentay is casilaadiisa.
Waxaanu sheegay Riyo-raac, in xisbiyadda mucaaradka ah oo xukuumadda ku eedaynayay inay faro gelin ku hayso komishanka, ayaa isna dhankiisa xisbiyadda mucaaradka ah u nisbeeyay in ay is casilaadiisa qayb ka yihiin.

DAAWO: Shirka Jaraa’id Ee Riyo-raac:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here