Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha imtixaanaadka shahaadiga ah ee Somaliland mudane Daa’uud ayaa maanta ku dhaawaqay 10-kii arday ee uhgu sareeyey imitxaankii Somaliland,kuwa baasay iyo ardayda dhacday.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/JuqFu0KGDUI
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP