Gabiley (HP): Badhasaabka gobolka Gabiley C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa maanta xarunta gobolkaasi tababar uga furay guddoomiyeyaasha iyo masuuliyiinta magaalooyinka iyo tuullooyinka hoos yimaadda gobolka Gabiley.
Tababarkaasi oo u jeedadiisu tahay qorshaha kobcinta dakhliga iyo maaraynta dhulka, waxaana bixinta tababarkaasi iska kaashanayay xafiiska gobolka Gabiley iyo wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guriyaynta Somaliland.
DAAWO: WARKAASI OO FAAHFAAHSAN:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.