Guddoomiye Faratoon Oo Guddi U Magacaabay Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka

0
1013

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha golaha wakiillada JSL Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa guddi ka kooban 11 xildhibaan u magacaabay is-waafajinta xeerarka doorashooyinka iyo soo jeedintii madaxweynaha.

Xubnahan guddiga ah ayuu guddoomiye Faratoon, magacaabistoodda ka shaaciyay fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda.

Guddigan loo magacaabay is-waafajinta xeerarka doorashooyinka iyo soo jeedintii madaxweynaha ayaa magacayadoodu waxay kala yihiin.

1. Md Mustafe Axmed Cabdilaahi
2. Axmed Yusuf Guruuje
3.Marwo Aamina Cilmi Fariid
4. Axmed Dayib Aadan
5 Xirsi Cabdilaahi Xirsi
6. Cabdinasir Yusuf Cisman
7. Mukhtar Xasan Maydhane
8.Maxamed Jaamac Rambo
9. Ibrahim Maxamed Guun
10. Jamaal Cali Aadan
11. Maxamed Xasan Siciid.

Geesta kale guddoomiyaha golaha Wakiiladda Yaasiin Maxamuud Faratoon, ayaa sharaxay waxa ay noqonaysa hawsha ama shaqada guddigan uu magacaabay.

DAAWO: Guddoomiye Faratoon Oo Arrimahaa Ha Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here