Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Midnimo Oo Ka Hadlay Safarka MBC Ee Sanaag

0
391

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo C/qaadir Xaamud, ayaa ka hadlay safarka uu madaxweyne Biixi ku joogo gobolka Sanaag.
Siyaasi C/qaadir Xaamud, waxa kaloo uu ka hadlay arrimaha furista ururadda siyaasadda oo uu mid sharci ah ku timaamay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here