Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo Fariin U Diray Ganacsatada

0
1913

Hargeisa (Hargeisa Press) —Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Mudane Cali Ibraahim Jaamac ayaa waxaa uu ka hadley dejinta sixir bararka iyo sarifka.

Guddoomiyaha bangiga dhexe ayaa sidoo kale ganacsatadda dalka u diray fariin ku aadan heerka sicirka sarrifka ee ay wax kaga iibiyaan Macaamiishooda.

August 11, 2020 ayay ahayd markii Bangiga dhexe ee Somaliland oo kaashanaya ururka sarriflayaasha iyo shirkaddaha waaweyn ee ka shaqeeya sarrifku ay isla qaateen in la dhaqan galiyo laguna wada shaqeeyo heerka sarrifka ee uu sida maalinlaha ah u soo saaro Bangiga dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here