Guddoomiyaha Badhan Oo Gaadhay Deegaanka Dooxo Dheer

0
784

Badhan (Hargeisa Press): Guddoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland Maxamuud Caamud Cumar, ayaa maanta safar shaqo ku tegay deegaanka Dooxo-Dheer oo ka tirsan gobolka Badhan.
Iyadoo mudooyinkan uu badhasaabku socdaalo ku soo maray deegaamo kala duwan oo ka tirsan gobolka Badhan.

U jeedadda safarka guddoomiyaha ayaa la xidhiidhay sidii uu u soo qiimayn lahaa xaaladaha dhabta ah iyo baahiyaha ka jira deegaamadaasi.
Deegaanka Dooxo-Dheer ayaa qiyaastii 70 KM oo dhinaca woqooyi waxay ka xigtaa magaada Badhan.
Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here