Golaha Wakiilladda JSL Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Ciidanka Qaranka

0
293

Hargaysa (HP): Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta dood iyo falan qayn ka yeeshay Qaybo Qoraalka Xeerka Ciidanka Qaranka.

Fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaasi Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa mudaneyaasha loo qaybiyay qaybo qoraalka xeerka ciidanka.

Iyadoo na ay sidoo kale xildhibaanadii fadhiga soo xaadiray qaarkood ay aragtida doodahoodda ee ku aadan xeerkaasi ka ka dhiibteen, isla markaana ay soo jeedinayeen in xeerkaasi wax laga bedelo.

DAAWO: Golaha Wakiiladda JSL Oo Loo Qaybiyay Qabyo Qoraalka Xeerka Ciidanka Qaranka:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here