Gabay Ka Hadlaaya .Gudoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi By: Muxiyadiin Ayaanle

0
1909

muuse waa halayay hadaad doorataa hagikara dadkiyo dalkaoo dhan oo danta umada jecel daacadoo lahubo dadaal baa udheer dibad iyo gudoo waxaan  daaranahay inuu yahay hogaan daacadoo lahubo itaa waxan kudaray waa nin doobir loo dareen iyo katile maaha haakah suge hana aan lahayn sida heeryo cune iyo kii uhoday taa waxaan kudaray haybta waa toloo waaniman habar awala waase kala hayaan.

 

 

 Muxiyadiin Ayaanle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here