Faallo: Hinaansaha Wasiir Xirsi + Dhalanhabawga Wasiir biixi + Duufantii Samaale Iyo Go,aan adaygii Madaxwayne Siilanyo

0
1857

Gabiley, (HargeisaPress) β€” Safarkii udanbeeyey ee Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo waftigiisu ay garabka ka ahayd marwo aamina waris ayka kagasoo guryo noqdeen wadanka UK ,hadaba soo noqoshadii safarkan iyo tartanka musharaxiinta golaha dhexe ee xisbiga kulmiye iyo kaadhahka codaynta oo ka hor bilaabmay madaxwayne siilaanyo intiii uu ka maqnaa hawlaha shaqo ee safarkiisan udanbeeyey

 

Ayaa waxa madaxwayne siilaanyo iyo golihiisa wasiiradu si goonaysi iyo kooxaysi ku jiro uu madaxynaha ula kulmiyey isagoo oo tusiyey golihiisa wasiirada inaanu kiladii go,aan qaadan Karin inta uu dhamaystirayo kulumadan uu la yeelanayey golihiisa wasiirada oo madaxwaynaha .waxa kale oo isaguna jirey hadal uu wasiirka warfaafintu waa cakuse uu ka yidhi xafladii London ee qurbajoogtu usameeyan madaxwaynaha.hadalkan oo udhignaa golaha dhexe ee tartamaya waxaan leeyahay hal musharax ee la ogyahay ayunba jira waana nmadaxwayne siilaanyo oo lawada ogyahay…

 

 

Isgarabsiga iyo kooxaysiga hinaansuhu ku jiro eel ala yeelanayey madaxwayne siilanyo inuu madaxwaynhuhu cadeeyo musharaxnimadiisa iyo inuu sxbiisa fikir wadaagta yihiin ee ugu horeeyo wasiirka madaxtooyadu iyo wasiirka arimaha dibada waa maxamed biiixi ayka hoos uwada foqaan hanka iyo himilada siyasadoodana ay cadeeyaan.inta ka dib waxa la isla qaatey in laga war sugo madaxwaynaha qaranka.wixii meesha kazoo baxana laga wado yeesho talo iyo tilmaan iyo taabashaba.hadaba waxaa meesha yaalla waxay tahay.sxbtimada mujaahidnimo ee gudoomiye muuse cabdi biixi ee hanbayntii uu ku hanbeeyey ilow.soona dhawayso oo dhabarka taabo qurbajoogta casriga ee siyaasada ku cusub kuna badalo haldooorka taarikhda fog kulasooo wadaagay..labada ayaa siilanyo isku qabanwayday.

 

Waxa adkaatay go.aan qaadashadii deg dega ahayd.waxa kale oo uu madaxwaynuhu ka yaabay aynu sidii boqortooyada aynu kolba ninkiii aynu rabno gaysano waxa umudani wada leedahay…iskusoo meeriyo waa waa wadadii wasiirka maaliyada ee horeΒ  c/casiis maxamed samaale iyo siilaanyo ku kala tageen .horaa loo yidhi sadar muuqda su,aal uma baahna,salfudaydkuna xaawa ayuu janadii ka saare …..may eegin wasiirada is casilay halka qaran marayo .may eegin xaaladaha berbera iyo boorama,sidoo kale may eegin tartanka ciyaaraha gobalada,qaranka ooo cadaw badan leh.waxay u eegtahay inay dilaalin ahayeen danaystayaaal ah.oo siday rabaan hadii la yeeli waayo.ay tagayaaan,waxay umuuuqata iney gacantooda iskaga saareen siyaasad dalka.

 

 

Cabdikariim Mohamed Aw aadan β€” HargeisaPress β€”Β Gabiley Β 

Email.wacays28@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here