Faysal Cali Waraabe oo Ku Dhawaaqay Shir Wadatashi Ah

0
722

Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadley muranka ka taagan xubnaha cusub ee Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland.

Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa uu sheegay in Xisbiyada Ucid iyo Waddani aanay marnaba ogolaan doonin gudi doorasho oo uu ku jiro Cabdirashiid Riyo-raac.

Dhinaca kale, Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu shaaciyay in xisbigooda iyo xisbiga Waddani ay dhawaan qabanayaan shir wadatashi ah.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan

https://youtu.be/OCYzI6BfcIc

Hargeisa Press Desk/ Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here