“Doorashadda madaxtooyadu wakhtigeedda ayay ku qabsoomi doontaa”…

0
575

Hargaysa (HP): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSomaliland Saleebaan Yusuf Koore, ayaa mar kale ku celiyay in doorashadda madaxtooyadu ay ku qabsoomayso wakhtiga loo qorsheeyay.
Wasiir Koore, oo maanta waraysi ay la yeelatay idaacadda BBC laanteedda Af-Soomaaliga, ayaa sheegay in doorashadda madatooyadda ay geli doonaan saddexda xisbi ee ku soo baxa doorashada urrurada.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here