Dhulbahante waa ciidankii Farmaajo ku cabudhinyay Muqdisho iyo dadkeeda

0
1045

Anigoo ah reer Muqdisho, Isaaqna abtiyaashayihiin waxaan goob joog ka ahaa Dhulbahante, iyagoo in Dafle ka amar qaadanaya. Waxay nimankaasi Dhulbahante Iidoor ku sameeyeen 1985 ilaa 1988 cid na looga sheekayn maayo waa Record qoran.

Sidoo kale bishiu Janaury 1991 Siyaad Barre, oo dhacay Dhulbahante, waa nimanka xaafada Taleex dhufays ka galay si ay ula dagaalamaan USC, una difaacaan kali taliyihii.

Dhulbahante waa nimanka 2007 Cabdulaahi Yuusuf, ciidanka u ahaa ee Xamar iyo suuqa Bakaaraha Madaafiicda ku garaacayay. Laascaanood oo ah magaaladoodii intay ka yaaceen dawlad Darrood ayaa dhalatay dalkoodii uga tagay

Dhulbahante, waa ciidankii ina Farmaajo uu ku cabudhinyay Muqdisho iyo dadkeeda.

Hawiye hadaan nahay waan idin fahanay.

Calanka iyo Soomaaliya ayaan rabnaa waa Awr ku kacsi waxba ka ma jiraan.

Arrintaa hada jidhaa na waa cuquubo.

Boowe Iidoor iskala heshiiya Xamar, wax idiin ma yaalaane.

qaarbaa hada dhihi waa iidoor.

Waan ku faanayaa in reer Sheekh Isaxaaq abtiyaashay yihiin.

Soomaalina la’aantood waa indho la’aan.

W/Q: Ayaanle Abdi Jimcaale
Muqdisho, Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here