Borama , (HargeisaPress) —Dawlada Somaliland ee uu gaadhwadeenka ka yahay mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa gabi ahaanba ka maquurtay ka qayb galka aas loo sameeyey askarigii dhawaan ku dhintay weerarkii ay ciidamada Djabuuti kusoo qaadeen ciidamada badda Somaliland, waxaana arinkan ka hadlay siday u arkaan ehelada iyo qarabadii uu ka baxay marxuun Dheeg.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa