“Dakada Berberi Waxay Ku Dhimatay Gacanta Golaha Wakiilada Somaliland Shir Gudoonkaana Eedaa Iska Leh” Xildhibaan Qabile

0
782

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Qabile oo kamida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka dhawaajiyay in shir gudoonka golaha wakiiladu kuu fashilmay inay dib ugu celiyaan madaxtooyada heshiiska ay xukuumaddu usoo gudbisay golaha,waxaana uu sheegay in dekeda berbera ay ku dhimatay gacanta golaha wakiilada .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here