Dadweynaha Ku dhaqan Berbera oo Taageero u Muujiyay Khudbadii Madaxweynaha Somaliland

0
534

Berbera,(HargeisaPress)-Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Berbera ayaa Maanta Taageero u Muujiyay Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka jeediyay Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here